Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle oo Daah furtay Axdiga Haweenka iyo ka Qeybgalka Siyaasadda Dalka.

0
114

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafladan oo ay  Soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Hirshabelle ayaa Waxaa ka soo qeybgalay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Hirshabelle Wasiiro iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan Waxaana  looga hadlayay qoontada Haweenka iyo kaqeybgalka Siyaasadda.

Caasho Qaliif Maxamed oo ah xildhibaan katirsan Hirshabeelle ahna sii haayaha Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka Hirshabelle ayaa Guddoonka Baarlamaanka Ka Dalbatay in la Dhameystiro Qoondada Haweenka ay ku Leeyahiin Siyaadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here