Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Baabi’iyay Dalagyadii ku Beernaa Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Sanadkan la kulmay dhibaatooyin badan oo dhinaca Fatahaadaha iyo Saameynta Ayaxa ah kuwaas oo  Baabi’iyey Dalagyadii Beernaa iyado qoysaskii ugu badana ay ka Barakaceen Guryihii ay Daganaayeen balse xalka ugu wanaagsan ee Beeraleyda ay wajihi doonaan ayaa ah in ay tashadaan oo ay iska  caro buuraan dhinacyada uu wabiga ka jilicsanyahay.

Aadan Cabdi gare Canshuur oo ka mid ah Beeraleyda Jowhar ku nool ayaa ka warbixiyey sida uu wax Soo Saarkooda u Saameyey Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here