Xildhibaano ku Baaqay in la Cadeeyo Qoondada Haweenka Hirshabeelle.

0
121

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamul Gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay 30% Qoondada Haweenka lagu dhameystiro tirada haatan kamaqan Gollaha sharci dajinta.

Xildhibaan Farxiyo Xasan Cusmaan oo ka mid ah Golaha Wakiilada Maamulka Hirshabeelle ayaa Soo Jeedisay in tirada kamaqan Baarlamaanka lagu buuxiyo Haweenka waxayna Codsatay in Dastuurka Hirshabeelle lagu soo daro qaabqoraal ah oo Muujinaya qondada ay haweenka leeyihiin ee ah 30%.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here