Kulan looga Hadlayay Qabyo Tirka Dastuurka oo Jowhar lagu Qabtay.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen dhammaan bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa Su’aalo lagu weeydiinayay guddiga La socodka Dastuurka ee heer federal iyo Maamul Gobaleedka Hirshabeelle.

Ugu horeeyn waxaa ka hadlay  Goobta uu Kulanka ka Dhacayay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arimaha Dastuurka Maamul Gobaleedka Hirshabeelle Saadaq Muqtaar Cabdulle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here