Wadooyinka Magaalada Jowhar oo Dhir beeris Lagu Billaabayo.

0
120

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fartuun Aadan Xeefow oo ah Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada gobolka shabeellaha dhexe ayaa tilmaamtay in ay Dhalinyarada wadaan qorshe Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar looga dhigaayo mid qurxoon oo latartamikarta Caasimaddaha kale ee Maamul gobaleedyada Dalka.

Waxay Fartuun Sheegtay in Dhammaan Wadooyinka Magaalada Jowhar ay ka Bilaabi doonaan Dhir Beeris Si loo Soo Celiyo Bilicda Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here