Mushaar La’aan Soo Wajahday Shaqaalaha Cisbitaalka Degmada Mahadaay.

0
146

Jowhar – ( Raio Isnaay ) – Shaqaalaha ka Howlgala Cisbitaalka Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Sheegaya in Muddo Saddex Bilood ah aysan Helin Wax Mushaar ah Taas oo ay Sheegeen in Saameyn ay ku Yeelatay Nolosha Qoyskooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here