Ganacsatada yaryar ee Magaalada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Qiimo Kororka Maciishada.

0
118

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare u kaca ku yimid Qiimaha Badeecadaha Lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Saameyn Ballaaran Waxa ay ku Yeelatay Dadka Danyarta ah

Waxaa gabi ahaanba Qiimo koror Xoogan lagu Sameeyay Badeecadaha kala Duwan ee lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Jowhar haba ugu Darnaatee Rashiinka Qutul Daruuriga ah Waxaana taasi ay Saameysay Ganacsatada yaryar ee Shaaxa ku iibiya Magaaladani.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here