Hirshabeelle oo Wada Qorshe Beeraleyda looga Taageerayo ladagaalanka Ayaxa.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaano katirsan Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa Saameeyay Ayax Raxan Raxan usocday oo mudooyinkii dambe  Duulaan ku ahaa dhulbereedyo ay ku beernayen Dalagyo kaladuwan.

Isu Duwaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle u Qaabilsan Gobolkani Shabeellaha Dhexe Cabdullaahi Colow Cabdi ayaa Sheegay in ay Wadaan Qorshe lagu Taageerayo Beeraleyda uu Ayaxa Saameeyay Wax Soo Saarkooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here