Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Tababarkan ayaa loo Qabtay 10 kamid ah Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Jowhar kuwaas oo la Barayo Muhiimadda Dowladda Hoose Kaas oo Socondoona Mudo 16 Maalmood ah.
Agaasimaha Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabeelle ayaa Sheegay in ay Qorsheynayan in Dhawaan jowhar ay Yeelato Gole Deegaan balse inta laga Gaarayo ay Shaqaalaha Wasaaradda ka Howlgala ka Shaqeyn doonaan Horumarinta Deegaanka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.