Sare u Kac Dhinaca Qiimaha Maciishada oo laga Dareemayo Suuqyada Jowhar.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahadaha Wabiga Shabeelle iyo Daadadkii ka Dhashay  Biyaha xareeda oo is biirsaday ayaa Jaray  Isku Socodkii Gawaarida ku Safra Wadada Muqdisho iyo Jowhar u Dhaxeysa.

Saameynta ugu Ballaaran Waxa ay Xilligan Soo Wajahday Ganacsatada Gobolkani Shabeellaha Dhexe Gaar ahaana kuwa Magaalada Jowhar oo Wajahaya Xaalad adag Maadaama in ku Dhow Saddex Isbuuc aysan Magaaladi Soo Galin Gawaaridii Xamuulka ee Badeecadaha ka soo Qaadi jiray Magaalada Muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here