Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo kulan Muhiim ah ku Qabatay Jowhar.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan wadatashi ah oo ay Sooqaban qaabisay Wasaaradda Arimaha Haweenka DFS  iyo Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle ayaa lagu Soo gaba gabeeyay Magaalada jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Kulankan oo dabasocday kulam Wasaaradda Arimaha Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Hirshabeelle ay ku qabaneysay Magaalada Jowhar ayaa looga hadlay Sidii lagu Soo dhicinlahaa koondada Haweenka Hirshabelle ay ku Leeyihiin Siyaasadda Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here