Dhaqtar Caan ah oo Cisbitaalka Jowhar Kormeer ku Tagay.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay la socdaan qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka iyo Wasiiro katirsan Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa kormeer ujeedkiisu ahaa ukuur galid ku tagay Cusbitaal gobaleedka Intersoos ee Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ;- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here