Bannaanbax lagu Tageeraayey Madaxda Hirshabeelle oo lagu Qabtay Cadale.

0
134

Jowhar – ( Isnaay Radio) – Bannaanbaxan ayaa ahaa mid lagu taageerayey madaxda la doortay ee Hirshabeelle sida Madaxweynaha, kuxigeenkiisa iyo Guddoonka Barlamaanka waxaana soo qabanqaabiyey Maamulka Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dad badan oo isugu soo baxay gudaha Degmada Cadale ayaa soo dhaweeyey guusha Cali gudlaawe Huseen oo ah Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle iyo Madxaweyne kuxigeen Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed oo maalin kahor jowhar lagu doortay waaxana Bannaanbaxan ka dhex muuqday dad shacab ah oo u badanaa Carruur,haween iyo dhalinyarada Degmada Cadale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here