Seylada Xoolaha Jowhar oo Sare u Kac Ballaaran laga Dareemayo.  

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare u kacaan ku yimid xoolaha  lagu iibiyo Seylada  Magaalada Jowhar ee Caasimaadda Hirshabeelle ayaa yimid ka dib markii Fatahaadaha wabiga shabeelle ay Go’doomiyeen  Magaalada Jowhar saameyn ballaaranna ku yeeshay isku socodka Deegaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here