Ganacsatada Cali Fooldheere oo Walaac ka Muujiyay Sicir barar ka Jira Deegaankaasi.

0
199

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahadaha Wabiga Shabelle iyo Daadadka Biyaha Xareeda oo is biirsaday ayaa go’doomiyay Wadooyinka Muqdisho iyo jowhar gawaarida Xamuulka ah ee Qaada Rashiinka qutul daruuriga ah ayaa intooda badan kuxayiran inta u dhaxeysa Muqdisho iyo jowar waxana Sare ukac Ballaaran uu kuyimid Nuucyada Rashiinka.

Ahmed Nuur Macallin oo ka mid  ah Ganacsatada Deegaanka Cali fooldheere ee hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka Warbixiyay Xaaladaha Adag ee laga Dhaxlay Saameynta Fatahaadaha jaray Wadada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here