Kulan lagu Dhiiragalinayay Haweenka oo Jowhar lagu Qabtay.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay qabanqaabisay Wasaaradda Arimaha Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Hirshabeelle ayaa waxaa ka soo qeybgalay in kabadan 50 Haween ah oo isugujira gabdhaha aqoonyahaanada Heer Gobal iyo Heer Degmo.

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle Sacdiyo maxamed Nuur oo kulanka daadihineysay ayaa Ka Hadashay Muhiimadda Kulankani u Leeyahay Bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here