Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Go’doomiyay Magaalada Jowhar.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mudooyinkii dambe waxaa sii xoogeysanayey Saameynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu ka geysanayo Deegaano hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Meelaha ugu daran ee Wabiga uu ku fatahay ayaa waxaa ka mid ah Deegaannada Labiga iyo Xaanshooley oo wax ka yar 3-km u jira Magaalada Jowhar iyado  biyaha kasoo fatahay Wabiga ayaa jareen gabi ahaanba wadada isku xirta Jowhar iyo Mahadaay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here