Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaafada Horseed ee Magaalada Jowhar waxaa ku yaala Garoon foster ama Salax ah oo lagu ciyaaro kubadda Cagta Xilliyada Habeenkii waxaa loogu Magacdaray Alle ha unaxariiste Xildhibaankii dowladdii KMG Ahayd ee Soomaaliya mowliid Macaani Maxamuud.
Garoonkani ayaa la Dhigay Cowska Macmalka ah ee Garoomada Caalamka la Fidiyo waxaana qiyaasti kubadd ku Ciyaari karta illaa iyo 10 Ciyaartoy waxa uu leeyahay meel ay Taageerayaasha fariistaan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.