Dabeylaha Xeebaha Warshiikh oo Saameeyay Shaqadii Khalluumeysiga Deegaanka.  

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gobolka Shexe Dhexe wuxuu kamidyahay Gobalada Soomaaliya ugu qeyraadka badan sida kalluumeysiga iyaga oo Degmooyinka Cadalle,Raage-ceelle iyo Xeebta Warshiikh ay xilligan kajiraan Cabsi dhanka Dabeylaha iyo Roobabaka oo Saameeyn Weyn kuyeesha marka Badda lagu jiro.

Cabduqaadir Xasan Maxamed oo ah Agaasimaha Kalluumeysiga  Degmada Warshiikh ayaa Radio Isnaay U sheegay in ay u bandhigaan Hey’adaha Taageero kalluumeysatada Siqalabka ka Burbura Dib loogu Hagaajin lahaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here