Daadadka Roobka iyo Fatahaadaha oo Baabi’ayay Dalagyadii  Beernaa.

0
135

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Roobabkii ka da’ay Deegaanada gobolka shabeellaha dhexe ayaa Saameeyay Dadka kunool tuulada kulmis weyne oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga Degmada Mahadaay.

Gudoomiyaha tuulada Kulmis weyne Cabdi Cumar oo Wareysi Siiyay idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa ka warbixiyay Xaalada Tuulada Isagoo Tilmaamay in dhulbeereedkii u tacbanaa Sanadkan ay Cagta mariyeen Daadadka Xareeda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here