Qoysaskii uu Saameeyay Roobkii ka Da’ay Jowhar oo Gurmad Dalbaday.

0
138

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Roob Saacadahii la soo dhafay ka Da’ayay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa Saameyn kuyeeshay dadka danta yar ee kunool xafadaha Magaalada jowhar.

Si Gaar ah Roobka ayaa  Saameeyay Dadka Ku Nool Xaafada Horseed Laanta Faanoole Kuwaas oo Hooygii ay Deganaayeen Biyaha Xareeda ay Buuxdhaafiyeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here