Haweenka Hirshabeelle oo Rajeynaya Kamid Noqoshada Xildhibaanada Dalka.

0
136

Jowhar – ( Radiuo Isnaay ) – Qaar ka mid ah Haweenka Siyaasadda u dhuundaloola ee ka soojeeda Hirshabelle ayaa Sheegay in ay sii wadi doonaan loolanka siyaasadeed Si ay u Gaaraan Hadafkooda.

Haweenkan ayaa Qaarkood u Tartamayay Hanashada  Kuraasta Baarlamaanka Hirshabeelle Balse ku Guuldareystay Waxaana ay Sheegeen in ay Loolankooda Sii Wadi doonaan illaa laga Doorana Xildhibaanada Aqalka Sare iyo Kuwa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here