Xildhibaanada Hirshabeelle oo  Gudoonka  Baarlamaanka labaad Dooranaya.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Maanta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle lagu Wadaa In lagu Qabto Doorashada Gudoonka Baarlkaamnka Labaad ee Maamulka Hirshabeelle.

Illaa iyo Lix Musharax ayaa U Taagan Qabashada Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Labadiisa Ku Xigeen Waxaana Qaban Qaabada Doorashada ay Ka Socotaa Hoolka ay ka Dhicidoonta Doorashadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here