Wasaaradda Gargaarka Hirshabeelle oo Jowhar ka Wada Qorshe Horumarineed.

0
178

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maamul Gobaleedka Hirshabeelle ayaa kahadlay Saameynta Masiibooyinka Dabiiciga ah ee kajira Deegaanada Hirshabelle

Cabdi Mahad Cabdullahi Qoorgaab oo ah Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle ayaa Sheegay in ay jiraan dhibaatooyin uu Sababay Ayaxa iyo Daadadka Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here