Haweenka  Magaalada Jowhar oo Shaqo Abuur ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
154

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Dumarka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Hirshabeelle ayaa muujiyay Doorkooda Waxqabad  ee ku aadan  Hiigsiga ay Nolasha kaleeyihiin waxaana Sanadihii dambe Soo Xoogeysanayey Haweenka oo kaalin muuqata ka qaadanaya Heerarka kala duwan ee Waxbarshada, goobaha shaqada iyo in ay noqdaan Hal abuurayaal Ganacsi.

Nafasi Macallin Ibraahim waxa ay ka mid tahay Haweenka  ku nool Magaalada Jowhar waxa ay sheegtay in Gabdhaha Waxbartay loo baahanyhay in Shaqo abuur loo Sameeyo iyada oo Maamulka hirshabeelle ka Codsatay in ay Xoojiyaan kaalinta ay leeyihiin Dumarka.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here