Beeraleyda Shabeellaha Dhexe oo Dalbaday in laga Taageero Ladagaalanka Ayaxa.

0
194

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa jira Tuulooyiin hoosyimaada Magaalada Jowhar iyo kuwo hoostaga Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabellaha Dhexe oo uu Saameyn kala duwan u geystay Ayaxa kudagay Deegaanadaasi Waxaana uu Baabi’iyay Dalagyadii u Beernaa Dadka ku nool Tuulooyinka uu Xaalufka ka Wado Ayaxa iyo Dhul-daaqsimeed.

Dadka Beeraleyda iyo Xoolo Dhaqatada ah ee ku Nool Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle ka Dalbaday in ay ka Taageerto Ladagaalanka Ayaxa Baabi’iyay Dhulbeereedkooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here