Shaqo yari Soo Wajahday  Dadka ku Shaqeysta Baabuur Dhaqidda ee Jowhar.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka iska leh labaajada baabuurta lagu dhaqo ee Magaalada Jowhar oo sheegay in aysan jirin baabuurtii u badneyd hoomeyada oo ee Lagu Dhaqi jiray Goobahooda ay san sidii Hore ahayn Xilligaan Sababo la Xiriira Kala Xirnaanshaha Wadada Isku Xirta Jowhar iyo Muqdisho.

Waxaana ay Hadda Shaqo yari Soo Wajahday Dadkii Muruqmaalka ahaa ee ka Shaqeyn jiray Dhaqista Baabuurka iyo Milkiileyaasha Goobaha Baabuurtaasi Lagu Dhaqo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here