Masar iyo Soomaaliya oo iska Kaashanaya Gar gaarka Bani’aadannimo.  

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS Marwo Khadiija Maxamed Diiriye iyo safiirka dawladda Masar u jooga Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen waxa ay uga wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinaca gargaarka.

Kulanka labada dhinac ayaa ka dhacay xarunta Wasaaradda Gargaarka ayey labada dhinac muujiyeen sida ay muhiimka u tahay in la iska kaashado xaaladaha adag ee u baahan iskaashiga.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya =:Cusmaan Cabdalla Cusmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here