Shiikh Shariif oo Faah Faahiyay Safar uu ku Yimid Magaalada Jowhar.  

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shariif Shiikh Axmed Madaxweynahii Hore ee Soomaaliya ayaa Maanta Soogaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Markii uu Soo Gaaray  Magaalada Jowhar ayuu Warbaahinta  la Hadlay isaga oo Sababaha ugu Ballaaran ee Safarkiisana Ku Sheegay Xalinta Beelaha Qaar ee Dega Hirshabeelle oo ka Cabanayay Nidaamka Soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulkani.

Warbixinta Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here