Ardayda Magaalada Jowhar oo looga Digay Khatarta Maandooriyaha.  

0
188

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isticmaalka Maandooriyaha kala Duwan Waxa uu ku soo Badanayaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Sigaar ah Dhalinyarada Xilligaan ku guda Jira Waxbarashada Waxaana Taasi Sabab looga Dhigay Dhulbeereed kuyaal Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe oo lagu Beero Maandooriyaha Xashiishada Sida ay Qabaan Qaarkamid ah Waxgaradka Gobolkani.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here