Warbixin Gaar ah Oo Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Magaalooyinka Dunida.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ayaa 31ka Oktoobar u asteeyey Maalinta Magaalooyinka Adduunka, qaraarkiisa 68/239,Maalinta ayaa laga filayaa inay si weyn u dhiirrigeliso xiisaha bulshada caalamka ee magaalaynta adduunka.

horay u sii wadista iskaashiga u dhexeeya waddamada sida fursadaha iyo wax ka qabashada caqabadaha magaalaynta si ay siwadajirugawada qayb qaataan  horumarinta magaalooyinka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here