Kulan Looga Hadlayay Tayada Waxbarashada Hirshabeelle oo Jowhar lagu Soo Xiray.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay ka Soo Qeybgaleen Bahda Waxbrshada qeybaheeda kala duwan ayaa looga Hadlayay Qorshaha 5ta Sano ee Soo socata ee Waxbarashada Hirshabeelle.

Sidoo kale waxaa laqaatay dood ku Saabsan sidii kor loogu qaadilahaa Tayada Waxbarshada iyo in lahelo Waxbrsho lacag La’aan oo dowladdu ay gacanta kuheyso.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here