Maamulka Hirshabeelle oo Ka Hadlay Ayax ku Dagay Degmada Mahadaay.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanada Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe waxaa kudagay Ayax tiro badan oo Raxan raxan u socda waxaayna baabi’iyeen wax Soo saarkii Beeraha oo Dalagyo badan ku beerna Xilligan oo ah waqtiga Tacabka Deyrta.

Cusmaan Shiikh Maxamed oo ka mid ah Beeraleyda Degmada Mahadaay ee Saameeynta kala kulmay Ayaxa ku dagay Degmadaasi ayaa Sheegay in Dalagyadii u beernaa ay ka baaba’een.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya=Cabdi Casiis Xasan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here