Maamulka Degmada Raaga Ceelle oo ku Baaqay in la Maalgashado Degmadaasi.  

0
177

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xeebta Miiraaley ee Degmada Raaga Ceelle waxa ay ka mid tahay Xeebaha ugu Dalxiiska iyo Kalluumeysiga badan ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe waxaana Booqasho iyo Dalxiis utaga Boqollaal qof oo ka kala Socda  Goobollada Dalka iyo Kuwa Dibaddaha ka Yimaada.

Maamulka Degmada Raaga Ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wada qorshe ay ku horumarinayaan dekadda Meeraaley iyado kalluumeysatada loogubaaqay in ay laba jibaraan kaganacsiga qeyraadka Badda kujira.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :-Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here