Xanuunka Duumada oo Dad ku soo Ritay Tuulada Bayaxow .

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka Duumada oo ka mid ah Cudurada  ka dhasha Biyaha haraadiga ah ee Wasaqeysan ayaa Waxa ay Soo Ridatay Dad ku Nool Tuuladaasi Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Gudoomiye Nuux Aadan.

Bukaanada ay Soo Ridatay Duumada ayaa Qaarkood lasoo Gaariiyay Cisbitaal Goboleedka Intersoos ee Magaalada Jowhar Halkaas oo Xaaladooda Caafimaad lagula Tacaalayo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :-  Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here