Raxan ayax ah oo ku Dagay Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ayaxan ayaa la sheegay in uu todobaadkan Soo gaaray Deegaano hoosyimaada Gobalka Shabeellaha Dhexe isaga oo dhibaato u geystay Dalagyada xareeda lagu beeray iyo Geedkasta oo Cagaaran Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Xuseen Axmed Yuusuf.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here