Maamulka Dusiga Imaamu Shaafici oo laga Dalbaday Joojinta Koorsooyinka Ardayda la siiyo.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iskuulkan oo kamid ah iskuulada waaweyn ee Magaalada jowhar kuyaal ayaa waalidiinta waxa ay ka Codsadeen Macallimiinta iyo Maaulka Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Imaamu Shaafici  in la Joojiyo koorsooyinka Ardayda Fasalada Muddada Yar Looga Gudbiyo.

Waalidiinta ay Ubadkoodu Wax ka Bartaan Dusiga Imaamu Shaafi ayaa Sheegay in Muhiim ay Tahay in Ardayda ay Fasalada Ku Dhameystaan Waqtiga Saxda ah ee Loogu Talagalay Si ay Aqoontooda u Wanaagsanaato.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here