Dhalinyarada Hirshabeelle oo ka Digay  Halista  Nidaamka 4.5 ta.  

0
162

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada waa Laf dhabarka Bulshada, Sanadihii ugu dambeyey waxa ay kulamadooda Diiradda kusaarayen sidii ay u horumarin lahaayen yolkooda ku Aadan Hogaaminta Dalka gaar ahaanna Deegaanada Hirshabeelle.

Shariif Axmed Calisow waa Gudoomiye kuxigeenka ururka dhalinyarada Hiil ee Hirshabeelle waxa uu tilmaamay in nidaamka awood qeybsiga ee 4.5 ay dhibaato kutahay Dalka haddii dhalinyarada lagu Soo xulo nidaamkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here