Wabiga Shabeelle oo laga Cabsi qabo Inuu Markale ku Fataho Deegaano Horleh.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyada oo Wali ay Muuqato Dhibaatooyinkii ay Fatahaada Wabiga Shabeelle u Geysatay Ugeystay Dadka ku Nool Tuulooyinka Hoosyimaada Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Dhexe Ayaa waxaa ilaa iyo hadda Ka Jirta Cabsi Ballaaran oo ay Ka Muujinayan Fatahaado Hor leh uu Geysto Wabiga.

Dadka ku Nool Tuulada Garas Madow oo Qiyaastii 10 Km u Jirta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa kamid ah Dadka ay Soo Wajahday Cabsida ah in Markale uu ku Fataho Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here