Isbadal Dhinaca Waxbarashada Gabdhaha ah oo Laga Dareemayo Degmada Balcad.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanado ka hor waxaa aad ugu yaraa Degmada Balcad ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe in lagu arko Gabdho Waxbaranaaya iyado Xilligaas Goobaha Waxbarashada ay ubadnaayeen Wiilasha balse haatan waxaa la Dareemayaa Isbadal Dhinaca Waxbarashada Gabdhaha ah.

Qaar ka tirsan Gabdhaha Waxka barta Dugsiyada Degmada Balcad ayaa sheegay in diyaar ay uyihiin in ay horumariyaan Hamigooda Waxbarasho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here