Dhaqatiir ku Sugan Magaalada jowhar oo ka Digtay Halista Cudurka Shuban Biyoodka.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Cudurka shuban biyoodka waa cudur halis ah islamarkaana Sababa in qofka uu haleelo uu ugeeriyoodo, Waa cudur ay sababto nooc kamid ah bakteeriyada ama Jeermis ilama aragto ah.

Cudurkan Waxaa uu inta Badan Deegaanada Gobolkani ka Dilaacaa Xilliyada Kuleylaha haba ugu Badnaatee Goobaha Wasaqeysan Waxaana uu Carruur badan ku Soo Ritay Deegaano Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here