Bulshada Kunool Jowhar oo Soo Dhaweeyay Ansaxintii Wasiirada Cusub ee Soomaaliya.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib Markii Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Soomaaliya Maanta la Horgeeyay Labada Gole ee Baarlamaanka soomaaliya Si ay Codka Kalsoonida U siiyaan ayaa Waxaa Arintaasi Si Weyn usoo Dhaweeyay Qaar kamid ah  Bulshada Ku Nool Magaalada Jowhar e Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Diyaariyay :- Cabdi Wali Axamed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here