Wabiga Shabeelle oo laga Cabsi Qabo In uu Ku Fataho Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku nool Tuulada Baarey oo hoos timaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle aya waxa ay Cabsi ka mujiyeen in mar kale uu ku fataho Wabiga shabeelle.

Gudoomiyaha Tuulada Baarey Cumar Ibraahim Nuur ayaa Radio Isnaay u sheegay in ay kacabsi qabaan biyaha wabiga shabelle oo Heerkoodu aad u sareyo in ay ku fatahaan Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here