Maamulka Hirshabeelle oo Bilaabay Diiwaan galinta Guryaha Magaalada Jowhar.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Maalmahan Gudaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabelle ka Soconaya Olole lagu Diiwaan galinayo Guryaha Ku yaala Magaalada Jowhar.

Muhiimadda Diiwaan galinta Guryaha Magaalada Jowhar ayaa Lagu Sheegay in looga Gol Leeyahay Sidii Dhaqso loogu Gurman lahaa Markii ay Dhibaato Dhacdo Haba Ugu Badnaatee Marka uu Dab kaco Sida uu Radio Isnaay U sheegay Gudomiyaha Xaafada Hanti wadaag ee Magaalada Jowhar Cusmaan Xuseen Cumar.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here