Kulan lagu Dhiira galinayo Haweenka Waxbartay oo lagu Qabtay Jowhar.

0
134

Jowhar –  ( Radio Isnaay ) – Waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle lagu Qabtay Kulan lagu Dhiiragalinayay Haweenka Gobolka Shabeellaha dhexe kaas oo ay soo Agaasimeen Ururka Haweenka Gobolka iyo Guddiga Xaqiiqo Raadinta Qoondada Haweenka Hirshabeelle.

Haweenkii ka Qeybgalay Kulanka ayaa soo Dhaweeyay Sida ay Ururka Haweenka Gobolka ugu Howlanyihiin Sidii Xuquuqda Haweenka Loo Helilahaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here