Xanuunka Shuban Biyoodka oo ka Dilaacay Tuulada Kaxarey.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Biyaha fatahada wabiga shabelle aya waxa ay jareen dhul Beeredyo ku Beernaa Dalagyo kala Duwan oo ay Beerteen dadka ku nool Tuulada kaxarey oo ka mid ah Tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Gudoomiyaha Tuulada kaxarey  Yuusuf Axmed Muuse ayaa Radio Isnaay u sheegay in Tuulada ay ka dilaceen cuduro uu shuban biyoodka ka mid yahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here