Xaalad dhinaca Nolosha ah oo la Soo Daristay Dadka ku nool Tuulada Buula Saciid.

0
152

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadkan Beeraleyda ah ee degan Tuulada Buula Saciid oo hoostagta Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in ay noloshoodu ku tiirsantahay kalluun lagala Soobaxo biyaha dhexdooda iyaga oo Sheegay in aysan Jirin Waxyaabo kale oo ay Noloshu ku Maareeyaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :-Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here