Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo wada Dadaalo ay ku Xoojinayan Nabadda.  

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa wada Dadaalo ay ku Xoojinayan Nabadda si loo gaaro Horumar iyo Hiigsi waara iyadona ay Nabadda  kaqeyb qaadato Xasiloonida Deegaanka uu aadanuhu ku noolyahay

Cabdullahi Xasan Cadow waxa uu ka mid yahay Dhalinyarada Magaalada Jowhar ee  u ololeysa arimaha Nabadda ee Deegaanka waxa uu sharxaya kadhalinyaro ahaan Muhiimadda Nabadda ay uleedahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here