Barakacayashaa Kaamka Tawakal ee Magaalada Jowhar oo Taageero Dalbaday.

0
114

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barakacayaasha kunool kaamka Tawakal ee kuyaalla Xaafada horsed ee Magaalada Jowhar ayaa waxaa saameeyay Roobkii dhawaan ka Da’ay Magaalada jowhar iyo Deegaanada hoosyimaada.

Qaar kamid ah Barakacayasha ku Jira Kaamkaasi ayaa Radio Isnaay u Sheegay in ay san Heysan Hoy wanaagsan oo ay ka Gabaad sadaan Dhibicda Roobka iyaga oo Baaqna u Diray Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here