Kulan lagu Xoojinayo Wada shaqeynta Haweenka iyo Odayaasha oo jowhar ka Dhacay.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay) – Kulankan waxaa soo agaasimay Gabdhaha ku jira Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Waxaana ay u Jeedadiisu ahayd Sidii Wada Shaqeyn Buuxda ay u Dhexmari lahayd Haweenka iyo Odayaasha Dhaqanka.

Waxa uu Kulankani Ka Dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Waxaana ka Qeybgalay 150 Ruux oo isugu jira Haween, Odayaal Dhaqameed iyo Marti sharaf kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here